Windows 10 Privacy Dhowro xogaha kuu gaarka ah

1 Просмотры
Издатель
1-Start
2- Settings
3-Dooro Privacy

Ka gadaalna liiska ku tixan shaashada ka dooro
kuwa aad iska xanibayso iyo kuwa kale

Adiga ayaa ikhtiyaar u leh, laakiin waxaan kugula
talinaynaa in kuwa soo socda aad iska xanibto si
aad xogahaaga u dhowrato. Waxaa lagama maarmaan ah
in shirkadaha waaweeyn ay ku naaxeen ka ganacsiga
Data ama xogaha dadka kuwaasoo laga iibsado shirkadaha
iidhehda iyo ogeysiisyada. Inkastoo ay adagtahay in 100% xogaha dhowrsanaadaan hadana waxaan is leenahay waa wax ku ool in aad ogaato halka iyo meesha aad ka xanibi kartid adeegyada aadan u baahnyan.
Категория
Полезные советы
Комментариев нет.